We use cookies to personalise content and ads, to provide social media features and to analyse our traffic. Read more…
Järva Bokcafe

Järva Bokcafe

Askebykroken 16, Rinkeby, Stockholm, 163 74, Sweden

Get Directions

073 443 31 33

Categories
Work hours Add information
About Järva Bokcafé är ett forum som bokcirkel, där medlemmarna möts och diskuterar böcker, utbyte tankar och idéer. Järva Bokcafé är öppen för alla som är bokälskare och andra som vill vara med.
Järva Bokcafe cover
Mission Hiigsi
In aan noqono bulsho wax akhrida oo jecel ogaalka, iyo aqoonta.

Hilin
Waxa aan u mareynaa hirgelinta hiigsiga:
1. Kulamo todobaadle ah, kaas oo hadba qof looga marti noqon doono in uu soo jeediyo buug ama qormo uu soo akhriyey. Iyo
2. In aan yeelano kulamo aqoon korodhsi, iwm.
Description Järva Bokcafé är ett forum som bokcirkel, där medlemmarna möts och diskuterar böcker, utbyte tankar och idéer.

Järva Bokcafé är öppen för alla som är bokälskare och andra som vill vara med.
I våra facebook hittar du våra veckovis bokcirklar, som arkiveras i facebook noter, så att du kan få en överblick över vilka böcker som har presenterats och diskuterats.


Järva Bokcafe

Maadaama oo aan nahay ummad la amray in ay wax akhrido, aqoontana wadaagta. Waxa aan aragnay in ay muhiim tahay in aan yeelano goob iyo gole arintan noo sahla. Sidaaa daraadeed, waxa aan sameynay Järva bokcafe.

Järva Bokcafe waa kulan furan oo lagu dhaweynayo qof kasta oo jecel akhriska iyo aqoonta.

Ujeedada

1. In aan ku dhisno awoodeena akhris.
2. Iin aan wadaagno waayo aragnimooyinka nolosha.
3. In aan helno aqoon dheeraad ah oo ku saabsan dhinacyada aan u baahan nahay.
Founded Abdi Addow

Similar places nearby